Xasan Sheekh ” Dowlad gacan adag dadka ku qabata waxa maanta jira ayaan ka dhaxalnay”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hada ah Hogaamiyaha xisbiga Mucaaradka UPD , ayaa sheegay in xiligan aan dalka lagu maamuli karin awood iyo caburin sida uu sheegay. Waxa uu tilmaamay in Idaacadaha iyo meelaha uu ka maqlo dad sheegaya in loo baahan yahay dowlad xoog iyo gacan adag dadka ku qabata , … Continue reading Xasan Sheekh ” Dowlad gacan adag dadka ku qabata waxa maanta jira ayaan ka dhaxalnay”